Quantcast
Channel: SR International
Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Hawo onkod wadata oo la saadaalineyo Sabtidan iyo Axadan 27-28 luulyo.

$
0
0

Daruur, roob xoog badan iyo halista ah in guguc ayaa jirta fasaxa toddobaadkan eemaalimaha Sabti-ga iyo Axada haddi aan amino Marcus Sjöstedt oo ka how gala hay’ada saadaasha hawada ee SMH.

Ka dib markii dhowrkii cisho ee toddobaadkan ayna soo martay cimilo cad ceed iyo kuleyn oo laga dareemay qeybo badan oo dalka ka mid ah, ayaa hadda waxaa soo dhacday warbixintan saadaasha hawada ee ka hadleysa guguc, roob iyo daruur ee labada maalin ee fooda inagu soo haya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Trending Articles