Quantcast
Channel: SR International
Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Sidii loo maleynayey wey ka yar tahay in qaado cudurka Borrelia

$
0
0

In kastoo la og yahay in afartii shilin ahiba middood ay xambaarsan tahay cudurka borrelia, ayey haddana yar tahay khatarta in cudurkaas ay dadka ka wadaqaadaan shilinta qaniinta. Waxaa sidaas lagu muujiyey daraasad qaran oo ka socota jaamacadda Linköping lagu magacaabo Stingstudien. Waxay daraasaddasi soo socotey sanooyin badan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Trending Articles