Quantcast
Channel: SR International
Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Ugaarsiga doofaar-duureedka oo soo batay

$
0
0

Intii lagu gudajirey sannadkii hore waxay dad iswiidhish ahi ugaasadeen doofaar-duureed tiradiisu laba goor ka badan tahay tiradii caadi ahaan la ugaarsan jirey. Ururka ugaarsata iswiidhishkuna waxay rjeynayaan in ugaarsigaasi uu wax ka dhimo tirada doofaar-duureedka oo sanooyinka dambe dalka ku soo badaneysa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Trending Articles