Quantcast
Channel: SR International
Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Nin 20 sano jir ayaa loo qabtay rasaaseyntii Göteborg

$
0
0

Nin 20 sano jir ah oo deggan xaafadda Hammarkullen ee degmada Göteborg ayaa maanta gelinkii hore boliiska soo qabteen si waraysi loo la yeesho. Ninkaana hadda weli waa la sii hayaa oo waxaa lagu tuhunsan yahay isku day dil.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Trending Articles