Ku dhawaad 2 000 oo boolis ah ayaa loo diyaariyey in ay ka qayb qaatan ilaalinta booqashada uu Iswiidhen ku imaan doono madaxweynaha Mareykanka Brack Oboma 4-5 bisha september. Tirada booliska la howl-gelinayo ayaa u dhigmi doonta tiradii la howl-geliyey markii amiirada Viktoia guursaneysey sannadkii 2010.
↧