Quantcast
Channel: SR International
Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Carl Bildt: waa in la baaraa eedeymaha hubka sunta ee Suuriya

$
0
0

Dagaalka sokeeye ee ka taagan dalka Suuriya ayaa yeeshey waji cusub kadib markii ay shaley soo baxeen warar sheegaya in rajimka dalkas is-ticmaaley hubka sunta ah nerv-gaska. 30 dal oo ku jirto Iswiidhen ayaa dalbanaya in QM baaritaan ku sameeyo eedeymaha ku sabsan is-ticmaalka hubka sunta ah ee lagu eedeynayo xukumada Suuriya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Trending Articles