Wakiilo matalaya dadywoga Samerka ayaa dowladda ku eedeeyey in ay taageerto shirkado dibada laga leeyahey oo ka faa'ideysta dhul-daaqsinka Samerka. Qoraal ay ku daabaceen maanta Wargeyska Dagens Nyhter ayey wakiilada Samerka ku tilmaamen hab-dhaqan dowladda in ay tahay isticmaarsi.
↧