Waxaa toddobaadkii dabayaaqadiisa dood adag isku dhaafsaday bogga Twitter wasiirka arrimaha debeda Iswiidhen Carl Bildt iyo safiirka Masar u fadhiya dalkataasi oo ku saabsaneed xaalada cakiran ee ka aloosan dalkaasi Masar, waxayna doodaasi sabab u aheyd fariin uu Carl Bildt ku soo qoray bogga uu ku leeyahay Twitter oo uu kaga hadlay ciidamada ammaanka dalka Masar iyo mas'uuliyada looga fadhiyo.
↧