In ka badan lixdii caruur ee ku nool Iswiidhen ee cayilan ayaa heerka kowaad kaga jira in uu ku dhaco cudurka sokorta sida ay muujineyso daraasad uu sammeeyay machadka caafimaadka ee Karolinska.
Tiradan ayaa ah mid aad u sareysa marka loo eego caruurta ku nool dalka Jarmalka, sida ay leedahay Emilia Hagman oo ka mid ah cilmi baarayaasha soo saaray daraasadan