Quantcast
Channel: SR International
Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Waxyaalo qadiimi ah oo dahab ka sameysan oo laga helay dhulka hoostiisa

$
0
0

Culumada dhulka ka baarta taariikh-nololeedkii qadiimiga ayaa waxyaalo cusub oo xiiso keenay ka helay dhul ku yaal gobolka Blekinge ee koonfurta Iswiidhen.

Goobahaas waxyaalaha qadiimiga ah laga baarayey oo ku aagga Västra Vång, oo waqooyi-bari kaga aaddan magalaada Ronneby ayaa laga helay 29 walax oo dahab ka samaysan oo loogu magacdaray odayaashii dahabiga ahaa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Trending Articles