Quantcast
Channel: SR International
Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Xisbiyada S iyo SD oo guulo ka gaarey doorashadii golayaasha kaniisadda

$
0
0

Waxaa maalintii axadda Iswiidhen lagu qabtay doorashadii golayaasha kaniisadda. Waxaana ku loolamayey xisbiyada dalka ka jira iyo xisbiyo kale oo madax-bannaan. Waxaana codkooda dhiibtey tiro gaareysa boqolkiiba 12.7 dadka xaqa u leh in ay codeeyaan doorashooyinka golayaasha kaniisadda Iswiidhen. Xooga ayey kor uga kacday tiradii codka bixisay sannadkii 2009, taasi oo ahayd boqolkiiba 11.9.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Trending Articles