Hogaamiyaha xisbiga Socialdemokratiga Iswiidhen Stefan Löfven ayaa sheegay in uu ka xumaadey natiijada doorashada Norweyd oo xilka looga tuurey hogaamiyahii Socialdemokratiga Norwey Jens Stoltenberg.
↧