Waxey aheyd shaley markii Abdirahim Hassan oo ka tirsanaa laanta dhallinyarada xisbiga Vänsterpartiet lagu diley Mogadishu, laguna dhaawacey Ann-Margarethe Livh oo ayana ah madaxa Vänsterpariet laantiisa Stockholm.
Abdiqani Moxamed oo asaga iyo Abdirahim ka wado dhigan jireen culumta siyaasda jamacada Stockholm islamarkaana saaxiibo ahaa ayaan waxaa ka wareysaney shaqsiyada iyo ruuxa uu ahaa Abdirahim Hassan.