Quantcast
Channel: SR International
Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Waxaa soo yaraanaya gacan-ka-hadalka ka dhaca guryaha dibeddooda

$
0
0

Waxaa warbixin tirakoob ah oo uu soo saaray Guddiga ka hortagga dembiyada oo afka iswiidhishka loogu yeero Brottförebyggande rådet ayaa lagu muujiyey tirada gacan-ka-hadalka xoogga ku dhisay ay isa soo dhimayaan. Annika Lindahl oo ka socota qaybta la dagaalanka dembiyada ee boliiska magaalada Stockholm ayaa ka tiri:


Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Trending Articles