Quantcast
Channel: SR International
Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Cayaarihii kubbadda cagta hablaha Yurub oo maanta bilaabanaya

$
0
0

Cayaaraha kubbadda cagta hablaha ee Horyaalka Yurub oo Iswiidhen ay qabanqaabineyso ayaa galabka bilaabanaya. Waxaa cayaarahaan lagu furayaa cayaar ay iskaga hor imaanayaan kooxda qaranka Iswiidhen iyo kooxda Danmaarki. Iswiidhen waxay ku rajo weyn tahay in ay meel dheer ka gaarto inta cayaaruhu socdaan. Weriye ka socda Raadiyaha oo lagu magacaabo Lasse Persson wuxuu aamminsan yahay in ay Iswiidhen kaalin wanaagsan ka geli doonto cayaarahaan,


Viewing all articles
Browse latest Browse all 71733

Trending Articles